Arts-Osmanart
AfrikadaBari
Albisri.4t.com
AllPuntland
Allsomali.com
Arlaadi Online
Arlaadinet 
Afgoi.com
Ahlusunna.org
Amin Art
Bakaaraha
Barawapost
Banaadiri
Baafin.com

Balcad.com

BBC Somali

Benadir

Biyo kulule

Burtinle Online

Bulsho

Buurhakaba

Calanka.com

Codk Somali

Cayaaraha

Cadaado

CeelBuur

Dayniile

Deeyoo

DijboutNet

Galgaduud.net

2garre
Gedonet

Gedohomepage

Geeska Afrika

Goldogobsite

Goobjoog

Hiiraan

Himilo Online

Hobyonet

HornAfrik Online

Jamaame

Janaale

Jowhar.com

Kartuun.com

 Kasmo(Wargeys)

Lafoole.com

Marka Caddeey

Medical SOM

Midgaan.com

Mugdishu Univ.

Mustaqiim.com

Midnimo.com

Nurudin

nuuruliimaan
Onkod

Puntland Post

Qaranimo.com

QoraheyOnline

Qaamuus

Shabelle

Shariica.com

Somalifans.net

Somaliweyn

Waagacusub

Warlalis.com

Warsheekh

Qasaaraha dhimasho ee ka dhashay qaraxii shalay ka dhacay agagaarka Hotel Muna ee degmada X/weyne oo sii kordhaya


Waxaa sii kordhaya qasaaraha dhimasho ee ka dhashay qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo shalay galab ka dhacay Baar ku yaala dhabarka dambe ee hotelka Muna degmada X/weyne ee gobolka Banaadir kaasoo lala beegsaday dad fara badan oo goobtaas Shaah ku cabayey iyo dad kale oo goobta ka dhowaa.

Wasiirka caafimadka ee xukuumada KMG Somalia Dr. C/casiis Shiikh Yuusuf ayaa sheegay in tirada dhimashada qaraxaasi oo shalay aheyd 11 ruux ay hadda gaartay ilaa 13 ka dib markii ay isbitaalada Muqdisho ay xalay ku geeriyoodeen 2 qof oo ka mid ahaa 15 dhaawac ah oo la dhigay, wuxuuna xusay in dadkaas dhamaantood ay shacab ahaayeen.

“Dadka dhintay kuma jirin saraakiil iyo xildhibaano, inkastoo la ii sheegay labo xildhibaan oo dhaawac fudud qaba, inta kale dhamantood waxay ahaayeen dad shacab ah oo isugu jiray kuwo maqaahida Shaah ka cabayey, qaar wadada iska marayey, qaar ku ganacsanayey dukaamo halkaas ku yaalay xitaa waxa ku jiray wiil Timajare ah dadka dhintay, kuwa hadda isbitaalada jiifana qaarkood aad bey u liitaan” ayuu yiri wasiirka Caafimaadka.

Wasiirka ayaa sheegay in xukuumada Somalia ay ku dedaaleyso sidii isbitaalo dhinaca dibeda ah loogu heli lahaa dadka dhaawacyada culus ay ka soo gaareen qaraxaas ee isbitaalda jiifa, marka buu yiri wasiirku dhaqaatiirtu ay kala cadeeyaan kuwa dalka wax looga qaban karo iyo kuwa awoodooda ka baxsan ee u baahan in isbitaalo dibadeed loo qaado.

Xarakada Al-shabaab oo dagaala adag kula jirta dowlada KMG Somalia, AMISOM iyo ciidamada wadamada deriska ee gudaha dalka ku jira ayaa sheegatay iney ka dambeysay qaraxaas qasaaraha badan geystay, iyagoo xusay inuusan fulin qof naftii hure ah balse uu ka dhashay gaari lagu diyaariyey goob ay fariistaan xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan DKMG Somalia, waxbana kama soo qaadin Al-shabaab shacabka halkaas ku baaba’ay.

 

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com Muqdisho


Nabi Ammaan:- Mustafaa Muxamednuuroow


Sittooy Faadumo Rasuuleey


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo Shir la qaatay Guurtida Beesha oo uu ugaasku ka dhex muuqdo


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo booqday Moora geel oo ku taal deg.Xananbuurre


Gacan ku dhigle siduu sheekh ku yahay Godane weydiiya(Codsi Dadwyne)
( Dhegeyso)

Gabaygii Mooryaan gerreey

Farta ha dhaq dhaqaajin xilliga Ataxiyaadka

Gabaygii Wacdi iyo Jaamac Kediye

Heestii Qayladhaan iyo Kooxdii Qayladhaan



Heestii Ma islaamnimaa tiri iyo Kooxdii Qayladhaan


Heestii Kawaankii Dadka iyo Kooxdii Qayladhaan