Shaaficiyah.com
» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunn
a.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Abuu Mansuur: “Maraykanka ha iigu yimaado Buurhakabo”


Isaga oo dad weyne kula hadlayay fagaare ku yaalla degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa Sheekh Muqutaar Roobow Cali Abuu Munsuur waxa uu sheegay in uusan wax walwal ah ka qabin hadalka ka soo baxay Maraykanka oo ku aadanaa in lacago la dul dhigay.

Sheekh Muqtaar ayaa waxa uu sheegay in uu ku sugan yahay Magaalada Buur hakabo hadii uu Mareykanka baadi goobaayana uu ku sugaayo magaalada uu hada joogo ee Gobolka Bay, waxaana uu intaas ku daray in uusan is qarin doonin mar kastana uu goobaha fagaaraha ah uu shacabka kala hadli doono.

Maraykanka ayaa 35 Milyan oo dollar waxa uu duldhigay Madaxa 7 xubnood oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo uu ka mid yahay Sheekh Muqtaar Rooboow.


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden